Waare & Wakiilka QM ee Somalia oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Jowhar (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare iyo Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa kulankoodii labaad muddo toddobaad ah ku yeeshay xarunta maamulka Hirshabelle ee Jowhar. Kulankan ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Ergeyga Midowga Yurub ee Soomaaliya, Nicolas Berlanga, Ku xigeenka wakiilka gaarka ah Midowga Afrika, saraakiil ka … Continue reading Waare & Wakiilka QM ee Somalia oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Jowhar (Sawirro)